HADII ITOOBIYA BAD AAN KA KIRAYNO MAXAA DHACAYA, XAQIIQOOYIN IYO TAARIIKH KAA DAHSOON HALKAN KAGA BOGO
___________________________________________
itoobiya waa dawlad taariikh dheer leh, waxay soo talinaynay taariikhda miilaadiga kahor, dhulkii ay ka talinaysay waxaa ka mid ahaa dalka yaman, somaliland, somalia, Djibouti, eletariya iyo itoobiya, sida taariikhda ku cad waxay rabtay inay soo dumiso kacbada oo waakii ALLE halaag samada uga soo diray, sanadkaasi waa sanadkii NEBIGEENA (NNKH) uu dhashay waxaana loo yaqaan sanadkii maroodiga (caamufiil)
dhalashada NEBIGEENU (NNKH) waata badashay taariikhda sababtoo ah markuu NEBIGEENU (NNKH) soo baxay waxaa soo idlaatay maamulkii
Xabashida ee dalka yaman,
xabashidu markay lumiyeen dalka yaman waxay dakad ka dhigteen saylac iyo asmara oo eletariya caasida u ah,muddo kadib diinta islaamka ayaa soo gaadhay geeska afrika xabashidu waxay ahaayeen dad kirishtaan ah sidaa darteed waxay diideen inay qaataan diinta islaamka, sidaa darteed waxaa diinta islaamka qaatay dadkii aan xabashida ahayn ee geeska afrika kunoolaa sida somalida, canfarta, oromada iyo qoomiyado badan oo qaarkood xoog lagaga saaray, qaarna la laayey oo hadhaagoodii itoobiya kunoolyahay,
Intaas wixii kadanbeeye waxaa loolan dhexmaray xabashida oo hogaaminaysa khiristaanka iyo gaalada kale ee geeska afrika kunool iyo muslimiinta oo ay hogaaminayso somalidu.
Loolankaasi wuxuu soo taxnaa muddo qarniyo ah, xabashida waxaa taageeri jiray dawladaha kirishtaanka ah halka ay somalidu taageero ka helaysay dawladihii muslimiinta ee iska kala dambeeyey, taasi waxay keentay in dhulka xeebaha ah xabashida laga saaro oo la isugu geeyo dhulka sare ee itoobiya oo ah halka imika ay daganyihiin, xabashidu may ilaawin dhulkii ay maalin ka talin jireen ee muslimiintu ka fara maroojisay,sidaa darteed mar kasta oo ay xoogaysato xabashidu oo dawlada islaamka oo ay somalidu hogaaminaysayna daciifaan waxay isku dayeysay inay duulaan soo qaado iyadoo taageero kahelaysay gaalka cad ama reer yurub iyo ruush, laakiin damaca xabashida waxaa mar walba hor taagnaa muslimiinta geeska afrika oo taageero ka helaysay dawlada islaamka ama khaliifada islaamka mar dawladii joogtay, kadib markii gaaladii reer yurub xoogaysteen ee la soo gaadhay kacaankii warshadaha waxaa daciiftay oo ugu dambeyna meesha ka baxday khilaafadii muslimiinta oo ay cusmaaniyiintu ugu dambaysay, reer yurub waxay xoog ku qabsadeen oo ay kala qaybsadeen dhulkii muslimiinta oo ay geeska afrika kamid tahay, wakhtigaas waxaa ka faa"iidaystay xabashidii oo uu wakhtigaas hogaaminayey mililikh oo waxa uu qabsaday herer isaga oo gacan ka helaya gaalka cad, herer waxay ahayd caasimada muslimiinta geeska afrika kadib markii uu imaamkii axmed guray uraray dawladii adal ee ka talinaysay geeska afrika ee caasimadeedu ahayd saylac, axmed guray sababo badan ayuu ugu raray caasida herer waxaa kamida:-
♡ wuxuu rabay inuu xabashida dulfadhiisto halka xigta dhulkooda, markay dawladu saylac joogtay xabashida waxaa ufududayd inay soo weeraraan dhulka somalida ee xagooda xiga sida herer oo sidaa usoo socdaan ilaa caasida saylac sidaa darteed imaamku wuxuu rabay inuu daadka xabashida hor fadhiisto,
♡ dagaaladii uu axmed guray la galay boortaqiiska oo ay dakada saylac ku burburiyeen ayaa iyana kamid ahayd,
Markii ay gaaladu muslimiinta guumaysteen ee xabashidu herer qabsatay, xabashidu intaas kumay joogsan ee waxay qabsadeen somali galbeed iyaga oo ingiriiska caawimaad ka helaya, somalidu way ka hortimid heshiiskaas laakiin waa loo awood sheegtay oo waxa isku hiiliyey gaalkii cadaa iyo gaalkii madoobaa, halkaas ayey ku qaateen somali galbeed,
Laakiin xabashida waxaa uu cadayd meel oo waxay rabeen inay soo celiyaan dowladoodii ka talinjirtay dhulka somalida ilaa yaman, sidaa darteed dhawr jeer ayuu boqorkii xabashidu usoo bandhigay ingiriiska inuu siiyo dhulka somalida laakiin ingiriisku wuu diiday sababtoo ah somalidu dhulkii hore loo qaatay ayey ka xanaaqsanaayeen isaga oo ka baqaya inuu dagaal qarxo ayuu u diiday xabashida,
Kadib markuu gaalka cadi dhulka somalida kabaxay waxaa midoobay koonfur iyo woqooyi,
30kii sano ee ay midawsanaayeen somalidu waxaa xabashida ina dhex maray laba dagaal, 1965kii xabashida ayaa ina soo weerartay oo inagu dawlad xoogwayn maynu lahayn, 1977kii inagaa weerarnay oo ka awood badnayd laakiin ugu dambayntii xabashida ayaa guulaysatay, qodobadii ay ku guulaysatay waxaa kamid ahaa:-
♡ waxaa meesha kabaxay dawladii usoo gurmanaysay ama khilaafadii, halka xabashida uu usoo gurmaday midawgii soofiyeedka ee uu ruushku hogaaminayey.
♡ somalida waxaa balantii uga baxay maraykan oo markii hore ku dhiirigeliyey inay somalidu dagaalka galaan isaga oo kasoo horjeeday ruushka laakiin cida lala dagaalamayey waa muslimiin sida darteed maraykan balantii ayuu uga baxay dawladii somaliya ee uu hogaaminayey siyaad bare.
♡ khalad uuku dhacay siyaad bare, somalidu markii hore dagaalka way ku guulaysatay ruushkuna somalida wuxuu usoo jeediyey inay halkaas ku istaagto laakiin siyaad bare wuu diiday taas oo sababtay in ruushku itoobiya oo ay isku mad-hab yihiin diinta kirishtaanka uu u hiiliyo.
Markii ay dawladii somalidu kuguuldaraysatay dagaalkii waxaa abuurmay jabhado ay kamid ahayd SNM oo ah jabhada maamusha somaliland,
itoobiya waxay taageertay jabhadihii oo ugu danbayn burburiyey dawladii somaliya, intaas kadib waxaan arkaynaa inuu muuse biixi itoobiya badii siiyey haba yidhaahdo waan ka kireeyey laakiin damaca xabashida oo adeegsanaya nin oroma laakiin gaala oo naag xabashiyada qaba ayaa badeenii qaadanaya
markay qaataan lughaya inta kalena way ku xigtaa sidaa darteed waa inaynu udiyaargalawnaa jihaad aan la galno xabashi oon lasoo dagaalamaynay muddo kabadan 1500 oo sano.
Ethiopia is a country with a long history, it ruled the history before the Christian era, the land it ruled included the country of Yemen, Somaliland, Somalia, Djibouti, Eletaria and Ethiopia. sent from him, that year is the year our prophet (pbuh) was born and it is called the year of the elephant,
The birth of the Prophet (PBUH) changed history because when the Prophet (PBUH) appeared, the administration ended.
Abyssinia in Yemen,
When the Abyssinians lost the country of Yemen, they made Sayal and Asmara a port of rebellion. After a while, Islam came to the corner of Africa. Non-Arabs in the Horn of Africa, such as Somalis, Africans, Oromos and many other ethnic groups, some of them were forced out, and some were killed and their remains are in Ethiopia,
After that, there was a conflict between the Ethiopians, who lead the Christians and other non-believers in the Horn of Africa, and the Muslims, who are led by the Somalis,
The conflict has been going on for centuries, the Ethiopians were supported by the Christian governments while the Somalis were supported by the successive Muslim governments, which led to the removal of the coastal lands from the Ethiopians and joining them to the highlands of Ethiopia where they are now. where they live, the Ethiopians did not forget the land they once ruled and the Muslims twisted it, so every time the Ethiopians became stronger and the Islamic government led by Somalia weakened, they tried to invade with the support of the white infidels or Europeans and Russia, but the greed of the Ethiopians was always in front of the Muslims in the Horn of Africa who were supported by the Islamic government or the Islamic caliphate that was once there. The last of the Ottomans, the Europeans conquered and divided the Muslim lands including the Horn of Africa, at that time they were taken advantage of by the Abyssinians who were led by Mililik at that time and conquered here with the help of the white infidels. was the capital of the Muslims in the Horn of Africa after Imam Ahmed Gura rejected the just government that ruled the Horn of Africa whose capital was Saila,
♡ he wanted to make the Ethiopians sit next to their land, when the government was in Salah, it was easy for the Ethiopians to attack the Somali land next to them like herer and continue until the rebellion of Salah, so the imam wanted to sit in front of the Ethiopians,
♡ The battles that Ahmed Guray fought with the Portuguese and they destroyed the port of Sail was one of them,
When the infidels conquered the Muslims and the Abyssinians occupied Herer, the Abyssinians did not stop there, they conquered western Somalia with the help of the British. western somali,
But the Abyssinians were clear and they wanted to return their government that ruled from the Somali land to Yemen, so several times the King of the Abyssinian offered the British to give the land to the Somalis but the British refused because the Somalis were angry with him Afraid that war would break out, he rejected the Ethiopians,
After the white infidels left Somali land, the south and the north were united,
During the 30 years of Somali unity, there were two wars between us and Ethiopia. In 1965, Ethiopia attacked us and we did not have a strong government,
♡ The government that came to the rescue or the caliphate disappeared, while the Soviet Union led by Russia came to the rescue of the Ethiopians,
♡ Somalia was abandoned by the United States, which initially encouraged Somalis to go to war against Russia, but the people they were fighting with were Muslims, so the United States withdrew from the Somali government led by Siad Bare,
♡ Siad Bare made a mistake, Somalia won the war at first and Russia offered Somalia to stand there but Siad Bare refused, which is why Russia supports Christianity in Ethiopia, which is of the same religion,
When the Somali government failed in the war, a rebel group was formed, one of which was the SNM, which is the rebel group that governs Somaliland,
Ethiopia supported the rebels and finally destroyed the government of Somalia, after that we see that he did not give back to Ethiopia,
When they take Lughaya, the rest will follow, so we must prepare for Jihad against Abyssinia, which we have been fighting for more than 1500 years.
0 Comments