MAGACEYGU waa Rudwaan waxanan ahey qoraga sheekadan aadka u qirada badan sheekadu waxey soo koobeysaa waayaha aduunka iyo sida uu wakhtigu isku badalo.
Bililowga sheeka kadeenu waxey ka bilaameysaa halkan.
SANADKU waa 2021 wakhti aan dhigan jirey college lagu Barta luuuqada inglishka ah waxan ahaa ardey aad u dadal badan Kuna fiiican luuqada markaa la baranayo.waxn ka qeyb galey tartan markaa hight college ka loo qabatey waxn soo gaadh final markaa su ashii u Dan bey sey ayaa Kacey oo aan isku diyaarinayya inan ka jawabo isla wakhti xaadirkaa waxa isaarneyd sharata collage kayaga iyo farxada ardeyda waxana ku guuleystey inan ka jawabo su"aashii waxanan saa ku noqoney guuleysta yaasha tar tarka college Yada loo qabto .
MARKAN waxn ugu dubney dhamaanteyba dufacadii u danbeysey ee collage ka lagaga qalan jabin lahaa isla markaa waxa nagu soo biirey class cusub oo ardey cusub dhigato ardadii Ayaan dhamaanteyba is baraney waxana lanaga Kala dhigey qolo galinka Hore dhigata iyo kuwo galinka danbe dhigta. Waxey saa ahaataba maalin maalmaha kamida ayaa macalimin tayadii iskugu kaaya keenen fagaare isla markaana Beresition ka anaa ku qornaa waxnan ardeyda u wadey wacyi galin dhinaca wax barashada ah markaan is taagey ardeyda hortoodii oon bilaabòey hadalkeygii ayaa waxaa arkey gabadh aad isoo jiidatey waxn aad uga heley dhoola cadeyn teeda iyo si da qurux da badan ee ay u dhoola cadeyneyso .
Waxii malinkaa ka danbeeyay waxn go aansadey in aan gabadhaa la hadlo.
KU dhawaad bil ayaa isku dayay inaan gabdhaa naberkeeda helo balse ma aney isuurto galin waxn bilabey inan habdhaqeynkeygii wax ka badalo.waxn ahaa qof intabadanaa hadaladiisa lagu qoslo shactiro ah wax barashadiisa ka adag macalimiintuna ay aad u amanan.
Malin ay jirtey xiisad debeat ah ama saad u taqano dood oo laga hadlo labo mawduuc oo Kala duwan.
Ayaa gabadhii aan dhawanba gaad gadayya dhinaceyga la soomariyay aad Ayaan ufarxey runtii markaan arkey gabadhii oo igarab fadhida waxa bilaamatey xiisadii ugu danbeytiina waxn ku guuleysaney inan mamducayagii aan ka hadleyneh ku guuleysano wey iga dhaqaaqdey ayadoona kalmad I odhan runtii markaa wan yaabey oo waan ka cadhoodey. Mar aan azxapteyda la joogey oo aan isla kafta meyno:
Ayaa mid kamida azxaapteydu si kaftana uu ii idhi war gabadhasaa nuberkaaga I weydiineysee ma siiyaa markasaa anoo ku jees jeesaya igu jawabey Haa sii! uu qosley si ay ku jirto inuu wax qarinayo Uma bixin oo howsheydii baa iska sii watey hapeenkii markii lagaadhey cabarey 10:34 ayaa number what's upp igala soo haldey anan garaneyn Uma bixin oo waxn modayya dad link igu soo galey malinkii xigtey markaan collage kii imidey ayaa arkey gabadhii oo si naxariis ku dheehantahey isoo eegeysa. Ana waxn u eegey si aannan danba ka laheyn waa iska sii dhaaafey oo Glass keygiibaa iska galey.
Mar ay aheyd fiidnimo hapenimo ah anoo la jooga zxpkey ayaa qof xalka danbe igala Hadley waan utagey waba gabadhii waa naxey runtii waxn is weydiinayay mxd talow sameysey anoo ka gaabsanaya ayaa ku idhi: wall mxn kaa caawiya?
Si xishood ku dheentahey ayay ii tiri wall waxn u baahna Bugaga detana anoo yaaban oo isl Leh War maanta mxa buugaga kasoo galey ayaa buugeygii u dhiibey waanan ka dhaqaaqey.
Waa iska hoydey oo waxn aadey xafadayadii mar ay aheyd 9:34 ayaa is idhi imtaxankii diyaarso isla markana waxn wayay buugii aan imtixanka ka diyaarsan lahaa anoo is weydiinaya halkaan geyay ayaa markaliya igu soo dhacdey inan u dhiibey gabadhii, Uma bixin oo waa iska seexdey galab nimadii Aya usoo doontey buugii gabadhii detana macalinkii ayaa iweydiyay waxa igu dhacey? markasan ugu jawabey buugbaa soo doontey macalinkii ayaa iga codsadey in aan la dhameysto xiisada ardeyda anina waa ka aqbaley oo waa dhameytey xiisadii ardeydii glass ka ayaa yaabey markey arkeen ano galabnimo dhiganaya.
HAPEENIMA dii ayaa team keygiyoo aad u xanaaqsan ii imadeen iyagoo igu eedeynaya inan glass kii labad uga wareegey aniguna markaas waxn ku qanciyay inuu macalinku iga codsadey inan la dhameyto xiisada ayagoo faraxsan ayay laabta iwada galiyeen anina farxadii baa iska sii watey hapeen nimo anoo buugii akhrisanaya ayaa si kadisa xaga danbe ku arkey qoraal sida tana; ( magaceygu waa ismahan mar walba waxn jelcaa inan kula hadlo balse waad iga gaabsan sataay waxn rajeynayaa inad qoralkeyga akhriso.) Isla markiiba waxn aad ula yaabey gabadha san moodayay iyo sida ay noqotey mar labaad ayaa isku dayay inan soo xero galiyo wana ku guuleystey ugu danbeynti waxn ka qortey nuberkeedii markaan nuberka gali is idhi ayaa arkey nuberkii oo iigu si jira what's up ka oo masaage ku sii taagan yahey .
RUNTII aad Baan u yaabey waxn is weydiyay sida uu ku imi nuberkeedu phone keyga anonan ogeyn Uma bixin malinkii danbe ayaa israg ney anoo markaas wajibadkeyga wax barasho gudanaha. aad bey isoo eegeysey anina igama qasneyn oo howsheyda ayaa iska watey markii xaligii rawaxada ay gaadhey ayay iyeedhey iyadoo si naxariis Leh ii tiri markaa xaley mxd la soo hadli wadey wanigii kusiiyay nuber keyga anoo markaas dag dagsanaa ayaa ugu jawabey nuberka waad qaladey nuberka waa iigu sii jirey ee kaaga cadigii isii ayadoo markas qosleysa ayay igu tiri waa aniga wallo qofkasi Ana ku la soo Hadley kama aanad soo jawaabin farinteydii anoo markaa aad u yaaban ayaa weydiidiyay xagey ka keentey nuberkeyga ayadoo dhola cadeyneysa ayay iigu jawabtey zxp kaa ayaa isiiyay. Waan iska dhaafey oo umaan bixinba.
MUDO kadib markaan gabadhii wado socono ayaa runtii gabadhu aad isoo jiidatey waxn damcey inan xidhiidh usoo bandhigo isla malinkaa aaan xidhiidhka usoo bandhigo islahaa diyaar Uma heyn inan mashaaciir teyda usheegto waxana iga muuqatey cabsi saa Ida waa iska dayay oo Uma sheegen gabadhii mar walbala oon collage ka imado aad bey u dhoola cadeyn jirtey weyna Ila kaftami jirtey maalin maalmaha kamida ayaa gabadhii oo wajigeeda ka muuqato murogo fara badan ayaa waxn milicsadey ayadoo fadhida kuraasta danbe ee glass ka, waan utagey wxana ka wareystey xaldeda cfmd balse waxey iisheegtey wakhti xaadirkan inaney hadal diyaar u aheyn; wayahey ayaa ku idhi waa iskaga imid xaafadaa imidey anoo markaa ka wal-wal qaba dhibatada heysta gabadha.
WAXEY isoo dirtey massage anina markaa khadka kuma jirin dhowr jeer ayay isoo qaraacdey cabarey 9 saac ayaa mobile keyga sidii cadada aheyd iska soo qaatey waxn arkey gabadhiiyoo (12coll ) isoo wacdey waan yaabey waan ku celiyyaa islamarkaa khadka kumey jirin coll cadiya ku qaracey weyna iga qaban weydey anoo yaaban ayaa markii iska seexdey 4 saac galabnimo ayaa collage kii imidey markii xiisadii noo dhamaatey ayaa gabdhii radiyay waanan ka dhax wayay glsska .
Waa iska soo dhaqaqey dhankaa iyo reekeyagii waan tilifonka ayaa soo qatey waxana massage u direy gabadhii isla markiiba waa isoo jawabtey waxn weydiyay xaldeda cfmd waxeyna ishegtey iney fiicantahey wxn weydiyay sababta ay collage ka uga maqneyd waxeyna ishegtey in ay walsheed ka xanuusneyd isla markana walsheyd Heysey.
BIL kadib wakhti ay ku beegneys qalin jabintayadii ayaa hapeenimo.markey aheyd goor sheegtu 10:45 ayaa gabadhii oo si xishoodku dheehantahey ii itri su'aal ma ku weydiyaa waxnan igu jawaabey Haa dabacan waad iweydiinkartaa marakasey hadana ka xishootey anoo markaa ku qoslayo ayaa si kaftan ahana ku idhi mxd tabaneysaa waxeyna iigu jawabetey jawab anan ka filaneyn waxey iweydiisey inan ka heley iyada iyo in kale anina gabadha aad bey isoo jiidatey oo gabadha waan kaheley ano ka gaabsanaya ayaa inata oon dareema hey gii xaka meyay ugu jawabey Maya iyada oo xishooneysa Ayay waxey igu tiri nio aad Baan kaaga heley waxn doonayaa inaad wax Ila qabato markaas ayaa uu qalbigu iii qaboobey farxad owgeed ayaa la car cararey qolkeyga dhaxdiisa.
DOONTA yadii jaceylku halkaasey ka bilaa matey aad Baan u jecalaa ayadana waa iga darned oo aad bey ii jecleyd waxn tagi jirney goobaha dalxiiska wanan soo bashali jirney anagoo markaa wakhtigaya yaga ka faa idey saneyney hadaba waxa la gaadhey final exam kii collge lagu dhameyn lahaa waan galney exam kii waxnan ka mid noqdey ardeyda kalinta 1 ka gala collage ka waxana ley gudoonsiyay shado sharaf markaa le ugu talo galey waxn aad ula bashaley familagii wanan wada caweyney. Waxn lakulmey qofteydii oo hadyad iiwada anina markaa diyaar Uma heyn inan hadyada ka qaato balse wakhti xadirkaa anoo ayada qiimeynaya qadarinayana ayaa ka gudoomey gift gii ay isisey waan is raacney waxanan tagney goob cidla ah waan wada sheekeysaney midba midkale ayuu shumis weydaarsadey.
IGU danbeyn waxa halkaa ku soo dhamadey waxbarashadii aan ka dhiganey ney collage ka. Waxn sii anba qaadney jaceylka yagii ilaa heer aan gaandhno inana 24 sacadod aan sheeko ku dhameysano iyo haasawe wxn isla soconey mudo dhan 2 Sano oo kaamila. Hadaba sanadku markuu ahaa 2023 ayaa wax walba is badaleen oo waxa meeshii imid Kala caajis iyo inan gabadhii ku arko dabeecado kale waan iskagag dulqaadan jirey haben habeenada kamida yaa waxn si kaftana ugu idhi lacala hadaan Kala tagno xidhiidh labad maad sameysan laheyd anoo markaa kaftan u jeeda ayaa gabadhii markaliya is badashey waxa ii bilaamey wakhti aad u xun waxey bilowdey in ay mar walba ka cadhooto waxyabaha yar yarkaa inaney massage keyga horey uga soo jawaabin siddo kale AstaMaha aad aan ula yaabey een ku arkey waxa ka mid ahaa:
in ay storey geeda soo dhigato vidioyal muujinaya In aan anu meesha ka baxayo hadaba isla wakhti xaadirkaa waxa ay bilowdey qorshihii ay xidhiidhkena ubaabiin laheyd waxa ay ii sameysey qalado ay macquul tahey in uu ninka raga xidhiidhkisa ku waayo qoralka aan u idiro horey uma aney soo jawabi jirin mar walba aad ayay ii xumeyn jirtey wey if lagaadeyn jirtey markaan wax aan sameeyo garan wayay ayaa bilaabey inan hadyado qaliya u geeyo anoo markaa ku qancinaya inan ayada si xad dhaafa u jecelahey balse wey igu gacan seydhi jirtey waan u dulqaadan jirey wxn marey silic anan waligey xata ku fikiran waad Mari doontaa waxn gaadhey heer aan baad iyo biyo ka go dhmaan muqalkeygii uu is badaley waxn noqdey qof daciifa aad Baan uliitey muqaal ahaan haben habenada ka mida ayaa waxa isoo galey nuber cusub
WAXEYNA aheyd gabdh ad u qurux badan Wan is wareysaney waxey igu tiri sawiradada isoo dir waan u direy Yadna weh isoo dirtey waxn si kaftana ugu idhi qali waad shidan tahey. Wxn faraheyga kulisey mindidii leygu qowrici lahaa wxa Ila soo hada shey qofteydii oo aad u cadheysan waxn weydiyay waxn ka cadhiisiyay waxuu yahey aad bey ii af lagadeysey wax walbey igu tiri waxeybna isoo dirtey massage kii gabadha aan ku lahaa qali ayadoo markaa kaa cadeyn ka dhiga neysa ayay igu soo gaba gabeysey iima qalntid waxaa tahey qiyanoole sidii ayayna igag tagtey. Waxn galey xaalad madow waxn iska dayya wax barashadii walidkeygu waxey isareen culeys dhanka schoolka ah Ana markaas itaal Uma heyn oo qalbiga ayaa ka gubnayay markaste macalimiinta ayaa igu odhan jirey War ardey xariifaad heydee maxaa iskaa badaley anoo hadlooda dhibsanaya ayaa iskoolka iska Jari jirey waxnan saa ku dhameysetey schoolkii keygii waxn gaadhey heer jamacad isla markana ma galin anu waxn ku jirey rafaad iyo xaalad is dilka ka xun waxn noqdey qof daciifa Onan waxba qabsan kareyn waxn saa sii ahaa mudo dheer 2 bilood kadib waan soo reystey waxana heley shaqo shaqadeydii ayaa xooga saarey waxna Dib iigu soo noqotey farxadeydii waxn noqdey qof qalbi adag oo aanan Jil Jilic saneyn aaxn aad u ilashan nayay wakhtigey ga iyo shaqadeydaba waxey saa ahataba wakhti cusub Ayaan bilowdey aadna waan u farax Sanaa. hadaba maalin malamahii ka mida ayaa waxa goobteydii shaqada noogu soo gashey gabadh dhalin ayara ah oo markaas caawimaad u baahneyd oo lacag dooneysey waxey uwada tagtey dhaman shaqalihii goobta joogey waxeyna ku tiri:
HADAL saan udhigan; "waxa iga xanuusan walshey waxeyna galeysaa qaliin waxn u baahanahey lacag aan qaliinka ku bixino" dhamaan shaqalihii goobtu ayagoo kawada gaabsanaya ayay ku idhahaahdeen Wan ka xunahey wall ma heyno lacag. Isla markaa waan maqlayay hadaladooda anuna markaa waxn fadhiyay goob luuq aheyd oo markaa shaqadeydaa ku jirey Si lama filana yay iigu soo gashey islamarkaa wajigeygu ma muuqan oo waxn ku hoos jirey makhalka waxey igu tiri asc wall wanan ka qaadey salantii isla markaan codkaa maqley waxa igu soo dhacey inan codkan oo kale horey umaqley waxn ka soo hoos baxey marfashkii aniga oo gabadhii weydiinaya waxey u baahantahey isla markii ay gabadhii I aragtey wey is badashey hadalba uu ka soo bixi wayay waxey gaadhey heer ay foorasato.
Anoo markaas yaabanaa ayaa gabadhii igu jawabey wall maxn kaa caawiyaa wey Ila hadli weydey markaa ayaa si ku lul igu idhi mxd meesha ka taagan tahey mxd u baahantahey markaas ayaa iyada oo aad moodo in ay ilmeyneyso iigu jawabtey hadal sidan u dhignaa (wall walashey ayaa iga xanusan waxeyna galeysaa qaliin waxn u bahanahey lacag shaqalaha kale ma heyno ayay igu idhaadeen ee markaa hadad wax ii heleyso isii ) aniga oo markaas beer jileecey ayaa weydiyay imisaad u bahantahey markas ayay iigu jawabtey waxd ii hesho ilahey 1000sh ha ka dhigee. Markaa waxba gacanta kumaan heyn waxn tagey dhanka makhalka waxnan soo sarey 30$ anoo aad uga xun Ina waxba u awoodin ayaa siyay lacagtii aad yay u farax Dey lkn gabadhu aad ayay iiga gaabsatey dag dag ayay goobtii uga tagtey. Shaqadeydii ayaa iska sii watey HADABA 20 cisho kabacdi hapeenkii markey tahey cabarey 10:23 anoo sidii cada da aheyd what's upp ka iska isticmaalayo ayaa waxa isoo galey nuber cusub oo fariin isoo direy fariiintu waxey udhigneyd sida tan; ( Rudwaan waa ku salamey) anina Marka salantiii baa ka qaadey wa ayona ayaan ku idhin waxey iigu jawabtey iney gabadh tahey waxey igu soo wacdey coll isla markaa waxey iweydiiisey inan Gara nayo iyo inakale anigo markaa yaaban ayaa ugu jawabey Maya ku garan maayo ayadoo markaas aad moodo inuu hadalkeeda ooyin ka muuqada ayay igu tidhi icafi wall waan yaabey oo waxn is idhi gabadha maxaad kugu sameysey markasaa ugu jaabey wall hadalkaga mxd ula jeedaa iyadoo hadalkeedii sii wadata ayaa waxey tiri waxn kaa galey qalad anan inta nolsheyda ka Dhiman aan is cafin doonin.
isla markiiba waxn dareemey in aan codkan horey u maqley. Basle wali
MA ANAN aqonsan ayada ilaa ay markii danbe magaceeda isheegto waan aqoonsadey oo waxn ogaadey iney tahey gabadhii aan sida xaddhaafkaa u jeclaa waxn qalbiga ka dareemey inan ku socdo isla qaladkii aan horey ugaley. anoo muujinaya in aa aad u cadheysanehy hadan waxn gudaha ka daremayay holac aad u fara badan waxn weydiyay: maxey tahey sobabta aad marlbaad udooneyso inaad farxadeyda iiga lumuso? Waxey iigu jawabey dhab ahantii Uma socdo inan farxadada lumiyo lkn waxn doonayaa qalad aan galey inan saxo hadalkedii bey sii wadatey oo waxey igu tiri; waxn kaaga tagey sobab la"aan aniga oo markaa farxadeda ka talinaya waxn aminsanaa inan marnaba agtada anan wax farxada ka heleyn waxn guda galey sidan xidhiidhkaaga u Jari lahaa oo waan ku dhaqaqey ficilkaa wana kaa tagey.
Anoo markaa xanqasan ayaa igu jawabey: hadalka iga soo gaabi mxn kaa cawiyaa oo imka isoo wacdey waxey igu tiri waxn rabaa inad I cafisid. Aniga oo cafiska ay iweydii saneyso la yaaban ayaa ku idhi waan ku cafiyay Marka horeba waxba kuuma heynee. Waxey igu tiri ma xasuusataa gabadh ku weydiisatey lacag oo ku laheyd walshey ayaa iga xanuusan waxn igu jawabey haaa mataqaaney ayay igu tiri aniga oo su Asha ay iweydiineyso ka xanaqey ayaa igu jawabey waajib maaha inan gabadh kasto Barto isla markaa aad bey u lil meyneysey anina waa udul qaadan wayay ilinteeda waxn ku idhi maxaa kaa oysiyay! markasey iigu jawabtey duruufta iheysa ow geed waa awoodi wayay inan walshey lacagta dhakhtarka ka bixiyo
Aaad Baan u naxey markiiba waxn gartey gabadhii lacagta aan sinayay iney iyada aheyd.
Waa naxey aadbaan u shoogey waxn awoodi wayay inan la hadlo iyadoo hadalkedii horey ka sii wadata ayay igu tiri marnaba kama filaneyn inaad lacag isiiso balse waad isiisey aad Baan uqomameya nolsheyda qaladkii igu weynaa oon galo ayuu ahaa wanan ka qoma meyaa.
Wakhti xadirkaa shaksiyadeydu aad bey daciif u heyd waxn weydiyay xalada walsheeda waxey iigu jawaabtey jawabab anan marnaba filaney oo markey iisheegtey qalbigu sida milixda ii mil Mey waxa ay iisheegtey inaney aduun Yada hadeertan Sar neyn oo ay dhimatey waxa iga soo daatey ilin kulul hadalkaa aan maqley owgeed. Wax aan sameeyomajirin oon ka aheyn inan u tacsiya deeyo.
Waxey hadalkii iigu soo gaba gabeysey:
"Waxn dareemey inan saxey qalad nolasheyda ka mida lagamana yaabo qalad nocasa inan marlabaad ku dhaco"
Hadal aan afkeeda ka maqlo kasaa iigu danbeyay weyna iga jartey collki.
Waan ku caliyay way na iga qaban weydey massage baa u direy weyna iga soo jawabi weydey. Waan iska dayay halkibanan ka ga baxey. Waxa ka soo wareegtey 2 malin balse ma halin xataa erey ka mida oo ay isoo dir Tey. Igu danbeyn tii Nolosheyda ayaa dhinac ka qabsadey wana iska sii watey.Gaba gaba da sheekadu waxey ku dhamaatey murugo iyo qomamo. Hadab waxn dhalin yarada u sheegi lahaa iney kun mar ka fiirsadaan xidhiidhka ay sameynayaan waxey Kala kulmi karaan cawaaqib ku Saba beysa iney mar walba tanasulaan tanaa sulka badana ma fiicana. Jaceylku waa garasho iyo is fahan balse hadii uu midkiin go aansado inuu midka kale xidhiidhka u joro hubaal waxa uu raadinayaa sabab uu kaaga tago asaga oo sameyna ficila sababa ya in qofka kale uu lid ku noqdo asaga oo markaa ka xun sida Lola dhaqmayo. Waxa dhaceysa inuu midkiin qiyano sameyo.
[TALO] Ninka run kuu sheegi wayaa run kuguma dhaqo dhalin yaradu mar walbala wey qaldantaa balse waxey ku adkeystaan iney qaldkooda halkaa kasii wadan. Mid waa inaad xasuusanataa qaldka aad maanta gashey laga yabaa Bari inuu car qalad kugu noqdo. Ka digtoonow inaad xidhiidh sameyso waa mow Jada malalaha mel lagaga bad bado. Raadi qofka kugu haboon markaste noqo qof naxariis badan yeelo sifo kuu Gara majiro aadamaha ruux kugu Raba sidad adu naftaada u rabto raadi fursada aad ku heli laheyd gabadh wanagsan. Waxn idiinka digayaa inaad cuqubo iska gashaan dhaxdiina waxa jirta Weedh somali ah oo tiraahada "cuqubo halkii lagu galey cow ku hurudaye" ilaliya qalbiyada dumarka majiro shey ka jilicsan qalbiga dumarka si fudud baad ku Hanan kartaa balse ka ilali inad ku ciyaarto dareema heega.
Dhalin yarada samankan jirtaa wey qald fahmeen micnaha uu leeyahey jaceylku oo waxey mar wal ba la bar bar dhigaan xumanta adunku sidii Hore maaha wax badan ayaa iska badaley.
#farxadu ma'han inaad hesho waxd rabto wakhti kasta ee waa inaad jeclatid waxad heysatid Kuna Mahad naq did "Alle"
Hana sii eegin waxa tagey majiro qof orad ku gaadhey dooqisa asaga oo xaga danbe eegaya ! Wakhtigu qofna ma badalo lkn wakhtigu waxuu muujinaya xaqiiqada qofka. Qof baa rajeynaya nolsha aad adigu ku noo shahey ee rabigaa umahad celi.
# majiro of qiyasi karaa Inata uu noolanayo balse adigu waa inaad garataa waxa ku anfaya iyo qofka kugu munaasiba niyad jabka Koobaad xanuun ayuu leeyahey inta ka danbeyso waa cashiro. Hadii aad dooneyso inaad guuleysatid nafsadada ka bilow had iyo jeer.
GUNTII iyo gaba gabadii sheekadu hakuu noqoto mid aad wax badan ka faa ido waxn rajeynayaa inaad heysato qofkugu munaasiba ood nolashiisa kaafin karto wax wlaba oo xuni wanaag baa ka danbeeya kuma jiri doontid nolsha aad hada ku jirtid kaliya waxa lagaga baahan yahey dadal.
0 Comments