Kalmada INshalah macneheeda WaaN wada garanaYNaa LaaKiiN khaladaad WaaWaYN aYaaN ka gaLNaa waxaana kamida:-
√ qofKu markuu Rabo inuu qof isKa Sii jeediyo wuxuu yidhaahdaa INshalah sida marka aanu rabin wuxuu qofku usheegayo ama hawl uu qofKu uSoo bandhigay aanu wakhti uu hayn, halkuu Maya ka odhan lahaa ayuu ku yidhaahdaa INshalah hadaNa uu balantii ka baxaa
Hadaan baNii aadaM nahay waan ilawnaa INshalah marka loo baahanyahay, maanta hadii aad qof balan la galaysid waad ilawdaa INshalah, halkii loo baahnaa inaad imika INshalah aad tidhaahdid laakiin looma baahna inaad qofKa aanad Rabin inaad hawsha uu Kuu Soo bandhigay qabato aad tidhaahdid INshalah
Faa"iidooyin (INshalah)
Faa"iidooYiNka INshalah WaXaa kamida:
✓hadii aad tidhaahdid markaad rabtid inaad hawl qabatid INshalah ALLE Waa uu Kuu fududaynaya TaaSna WaXaa Kuu muujinaya qisooyinka laga Soo wariyo qaarkoodna aY ku dheceeN ambiyadii aLLe uuna kamida yahay rasuuLKeeNa muXamed (NNKH)
✓waxaad qirtay inaad tahaY insaan daciifa oo aaN WaXba qaban karin ILaa uu aLLe u fududeeyo TaaSna waxay Kuu suurogelinaysaa inaad hawsha aad rabtid aLLe kuu fududeeyo
✓maadaama aad qirtay inaad tahaY baNii aadaM daciifa allena isKu dhiibtay aLLe wuxuu kaaga abaalmarin (janada)
Qisooyinka laga Soo weriyo (INshalah)
Qisooyin badaN aYaa laga Soo weriyaa qaarkoodna aY ku dheceeN ambiyadii aLLe uSoo diray aduunka uuNa kamid ahaa RaSuuLKeeNa (NNKH)
WaXaaNa kamida:
✓qisadii ku dhacdaY Nabiga (NNKH) marKii uula balanay gaalada ee Nabiga waxyiga laga gooyey ee markii daMbe ay Soo dagtay aayada ALLe Ku leeyahaY Nebiga ( ha odhan shay baan qabanayaa beRi iLaa aad tidhaah INshalah ama aad raaciso INshalah)
✓qisadii caanka ahaYd ee ku dhacdaY Nabi daa"uud (NNKH) (marKii uu yidhi CaaWa WaXaaN utagayaa boqol dumara waxayna wada dhali boqol wiiL oo geesiyo ah oo fardo fuula oo diinta ALLe u jihaada ee uu ilaaway INshalah ee dumarkii midna aanay uur qaadin ILaa haL mid oo iLMa kaLa badha dhashay
Hadii uu odhan lahaa INshalah waxay wada dhali lahaayeen fardo fuul diinta ALLe u adeega laakiin Wuu ilaaway
Qisooyinka INshalah laga Soo weriyo way badaN yihiin laakiin intaas aYaaN kaga koobsanaynaa
Ugu dambayn kalmada INshalah SidaY u adeegso walaal oo beenta kadaa.
0 Comments