Ticker

6/recent/ticker-posts

marriege/guurka

Waa maxay guurKu
guurKu Waa Marka laba qof oo Lab iyo dhedig ahi ay ku heshiiyaan inay nolosha ay ku midoobaan,iscalmadaan,wax isku darsadaan,guri wada dagaan,ayaa loo yaqaan guur, GuurKu ma raaxaa mise Waa dhibaato hadaad guursatid waxaadtagay qof raaxaystay oo ay noloshu isku gaadhay,sabab:waxaa heshay qof nolosha Kula wadaaga, qof dhibaatada nolosha Kula qaybsada,qof dhamaystira,
Sida ay dad badani aaminsanyihiin in guurku yahay dhibaato waxaan leenahay guurku Waa raaxo,WaXaaNa wanaaga guurka kuugu filan xadiiskii Nebiga (NNKH) ee ahaa ( dhalin kii aad kuu qanacdaan dhaqankiisa iyo diintiisa u guuriya) sidoo kale Nebigu (NNKH) wuxuu yidhi isagoo dhalinta ku boorinaya guurka ( dhalinyarooy guursada waxa uu qofka kadhigaa mid indhihiisa laaba xifdiyana xubintiisa) dadka aaminsan inuu guurku yahay raaxada aduunkana waxaa leenahay waad saxsantihiin laakiin qaar badan oo iniga mid ihi waxay ilaaween in guurku yahay (masuuliyad) qofku markuu guursado waxaa dul fuusha masuuliyad,waana sababta dad badani guurka u nacaan laakiin arinta guurka oo la naco dadkeena kuma badna laakiin sanadadan dambe waa ay inagu Soo badanayaan waana in aynu ka taxadarnaa, reer galbeedku markii qoysaskoogii ka baaba'een inay qoysaska islaamka baabiiyaan, waxayna istaas oo siminaar ay uqabtaan inay kala fogeeyaan qoysaska islaamka, gabadha islaamka ah ma gaaladaa daba cadcad leh ee qoysaskoogii baabiiyey ayaa xuquuqdooda raadinaya waxay ahayd in gaalada aan xuquuqdooda raadino oo aan furno ururo xuquuqda dumarka iyo caruurta gaalada raadiya,hadii aan maanta sidaa samayno oo aan gaalada xuquuqdooda raadino maxaa dhici, dabcan qofkasta oo hadalkaa maqlaa qosol buu waxa horyaala ku daadini laakiin waa xaqiiq, maanta inaga qoysaskeenu xuquuqdooda way helaan laakiin khaladaad ayaa inaga dhaca laakiin yaa sameeya khaladaadka dadka aan diinta sida fiican ubaran laakiin hadii uu qofku diinta islaamka si fiican ubarto waxaasi ma dhacayso iska daaye inuu khalad dhoco xaaladu waxay gaadhi inuuna dulmiba dhicin oo ay umadu ka nasato kuwan Laga yaabo inayna dhamaantood xalaal ku dhalan gaaladu way ogyihiin inayna qoysaskeenu saxanyihiin laakiin waxay fulinayaan maahmaahda caanka ah (anaguba waan dunaye iniguna duma)
Yacni qoysaskiinu ha dumaan Kuwanyaguba way dumeene Laga yaaba qofkan inagu leh Waxaan raadinayna xuquuqda dumarka in uu gidaarada iyo wadooyinka uu ku dhashay oo hooyadii markii ay uur yeelatay uu iskaga cararay saaxiibkeed sababta aan saaxiibkeed uleenahay waa in aanu gabadha guursan ee uu xidhiidh la samaystay kadibna ay ilmahaa yar ay dhaleen waxaana loo baahanyahay inaynu inaguba xidhiidhka xaaraanta ah aan iska ilaalino,si ay qoysaskeenu inooga badbaadaan gaaladan iyo waxay wadaan.
Ugu dambayn aan qoysaskeena ilaashano oo aan iska ilaalino waxay gaaladu wadaan
Marriage is when two people, a male and a female, agree to unite in life, accept Islam, contribute to each other, and live together, it is called marriage. Is your marriage comfortable or is it a problem? If you get married, you will find someone who is happy and has achieved life, because you have found someone who shares life with you, someone who shares life's problems with you, someone who completes you,
As many people believe that marriage is a problem, we say that marriage is a pleasure, and the goodness of marriage is enough for you in the hadith of the Prophet (peace be upon him) that was (give children to those who are satisfied with your culture and religion). Urging marriage (a young man makes the person close his eyes and hides his penis) People who believe that marriage is the happiness of the world, you are right, but many of me have forgotten that marriage is a (responsibility). but in recent years they are increasing among us and we must be careful, when the westerners have lost their families to destroy the Islamic families, and while they are holding a seminar to separate the Islamic families, the Islamic girl is not the infidel who destroyed their families. are looking for their rights, it was for non-believers to seek their rights and to open organizations that seek the rights of women and children of non-believers, if we do that today and we seek the rights of non-believers, what will happen? Our families get their rights but mistakes happen to us but who makes the mistakes of people who do not study the religion well but if a person learns the religion of Islam well it will not happen let him make a mistake the situation will reach and there will be no oppression and the nation will rest from these Laga They may not all be born halal, the unbelievers know that our families are halal, but they are fulfilling the famous saying (we are good and I am bad),
In other words, don't let your families fall apart, ours will also fall apart. Maybe this person is telling us. They have a small child and it is necessary for us to avoid illicit relations, so that our families can be safe from these infidels and what they are doing,
Finally, let's protect our families and avoid what the infidels are doing

Post a Comment

0 Comments