hadii aynnu u fiirsano gudaha itoobiya waxaan ogaansynaa xaqiiqada gudaha ee wadanku kusuganyahay, itoobiya waa wadan ay kunoolyihiin qoomiyado kala duwan oo kala diin duwan, itoobiya waxay kamid tahay wadamada ugu dadka badan afrika iyo aduunkaba uguna diimaha badan uguna qoomiyado badan, hadii aynnu ufiirsano 60kii sano ee ugu danbeeyey waxaa xukunka la kala wareegay sadex qoomiyadood oo kala ah xabashi; tigray iyo oromo,
1: xabashidu waa qoomiyada ugu saamaynta badan ee weligeed itoobiya soo maamuli jirtay, xabashidu maadaama ay yihiin dadkii weligood itoobiya kasoo talinayey hadana imika aan faraha ku hayn, waxay leeyihiin jabhad dawlada la dagaalanta oo la yidhaahdo FANA, waxay kasoo horjeedaan wax kasta oo ay dawladani samaynayso,
2: oromadu waa qoomiyada ugu badan ee imika ay ugu horayso inay xukunka qabato, abiy waa nin oroma laakiin gaala oo kirishtaan ah sida darteed oromada qaybta muslimiinta ahi waxay leeyihiin jabhad la yidhaa OLA, waxay la dagaalantaa dawlada iyadoo rabta inay xukunka faraha ku dhigto, waxayna kasoo horjeesatay heshiis beenaadka muuse iyo abiy,
3: tigraygu waa qoomiyada labaad ee ugu saamaynta badan itoobiya, jabhada tigraygu waa caan oo waatii xukunka faraha ku haysay 30kii sano ee ugu danbeeyey waxaan loosoo gaabiyaa TPLF, abiy ahmedna waakii dagaal ba'an la galay, dagaalka way ku daciiftay oo waxay kujirtaa buuraha markay fursad heshana waxay soo qaadaysaa dagaal ilaa ay xukunka faraha ku dhigto,
4: somalidu waxay noqon lahayd qoomiyad saamayn badan laakiin waa la cabudhinayaa, waana qoomiyada keliya ee dawlad gacan siisa haysata inkasta oo dawladii somaliyeed daciiftay laakiin way joogtaa gacan ayaanan siinaynaa si ay uga xorawdo cadawga,
Itoobiya waxaa ka jira jabhado intan ka badan oo dawlada kasoo horjeeda, hadii ay itoobiya isku daydo inay dagaal la gasho somaliya oo ay awood ku fuliso damaceeda waxay galaysaa dagaal sokeeye, nin xanuunsanayaana cid iskama celiyo, waxaa jira waxyaabo kale oo aynnu ku falanqayn doono qormooyinkeena soo socda hadii ALLE WAYNE idmo.
If we look inside Ethiopia, we will know the internal reality of the country, Ethiopia is a country where different ethnicities and different religions live, Ethiopia is one of the countries with the most people in Africa and the world, with the most religions and the most ethnicities, if we look at the 60 years. In the last three ethnic groups took over the power, namely the Abyssinians; Tigray and Oromo,
1: The Ethiopians are the most influential ethnic group that has ever ruled Ethiopia. The Ethiopians, as they are the people who have always ruled Ethiopia, but now they are not in control, they have an anti-government rebellion called FANA. doing,
2: The Oromos are the most ethnic group and now they are the first to rule, Abi is an Oroma man but he is an unbeliever, so the Oromos in the Muslim part have a rebellion called OLA, they are fighting the government in order to control the government. and she opposed the false agreement of Moses and Abiy,
3: The Tigris are the second most powerful ethnic group in Ethiopia, the Tigris Rebellion is famous and has been in power for the last 30 years, abbreviated to TPLF. And when she gets the chance, she starts a war until she is in control,
4: Somalia would be a very influential nation but it is being oppressed, and it is the only nation that has a government to help, although the Somali government is weak, but it is still there and we are giving it a hand to free it from the enemy,
There are more rebels in Ethiopia than this that are against the government, if Ethiopia tries to go to war with Somalia and fulfill its desire, it will enter into a civil war, and a sick man will not stop anyone, there are other things that we will analyze in our essays. next if ALLAH ALLAH wills it.
0 Comments